![](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2023/11/qarankaa.png)
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 26 qodob
MUQDISHO (SMN) – Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 28-ka June 2024. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 26-ka June oo ah markii ay xoroobeen gobollada waqooyi ee …